SUBXAANA ALLAAH -CALAAMAD WEYN OO TUSINEYSA QIYAAMAHA OO LA ARKAY

Walaalayaal waxa uusan shaki ku jirin in uu gabaabsi yahay dunida aan ku jiro iyada oo ay maalinba soo baxayso calamadihii sacada qiyaamo sida ay diintu inoo sheegtay calamaadaha saacada qiyaamaha lagu garanayo waxay u qabysamayaan labo qaybood kuwaas oo kala ah calaamado waa wayn iyo kuwa yar yar .

Culimada islaamka ayaa sheegtay in ay soo dhamaadeen dhamaan calamadihii yar yaraa ee uu Rasuulkeena SCW horay inoogu sheegay iyada oo ay tahay haatan waxa lasugayo uun caalamadaha waa wayn oo kali ah.

Rasuulka SCW waxa uu inoo sheegay in caalamadaha waa wayn uu kamid yahay dab kasoo bixi doona dhulka Yamen kaas oo baabiin doono dad iyo duunyaba isaga oo dadka u kaxayn doono dhanka galbeedka sida uu rasuulku aaxaadiistiisa inoogu sheegay .

Hadaba waxaa maanta oo khamiis ah lagu arkay magaalada Sanca ee Dalka Yamen Xafad kamid ah oo lagu macaabao Xaya Salaam Dab kasoo baxaya Dhulka kaas oo aan la damin karin ma ahaan dabkani mid gubaya dhirta oo kali ah ee sida aad ku arki doontaan muuqaalka waa dhulkii oo  isu badalaya Naar subaxsallaahi .

HALKAN KA SII DAAWO: