Tel Aviv: Weerar lagu qaaday Makhaayad oo keenay dhimasho & Dhaawac

Tel Aviv: Weerar lagu qaaday Makhaayad oo keenay dhimasho & Dhaawac

Warar hada kasoo baxaya magaalada Tel Aviv ee maamulka Isra’iil ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen makhaayad ku taal bartamaha magaaladaasi.

Warar horudhac ah ayaa sheegaya in ugu yaraan 2 qof ay ku dhimatay weerarkan, halka ay ku dhaawacmeen ugu yaraan 8 ruux oo kale.

Weli macada cida weerarkan ka danbeysay, balse inta badan weerarada lala beegsado Isra’iiliyiinta ayaa ka yimaada shacabka iyo kooxaha hubeysan ee Falastiin.


thumbnail Title: Tel Aviv: Weerar lagu qaaday Makhaayad oo keenay dhimasho & Dhaawac
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-01T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Tel Aviv: Weerar lagu qaaday Makhaayad oo keenay dhimasho & Dhaawac



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 01, 2016 and have 0 comments