WALAAHI WAAD OOYI DOONTAA : sii akhri qormadan “Hadi aan kuu abaal gudi lahaa …”

Waxan ku jirnay farxad dhamaystiran’ eyman oo ah wilka kaliya o ay hoyadey haysato iyo aniga oo wada shaahayno oo u jeedno dhanka bada si an ugu damadshadno uguna nacawsano ayaa mar qura xabado wada bilawden dadki waa wada istagen wixii anay xabada ku dhicin kala carar ayaa bilowday xabadihina way sii bateen dadka wixii barxada fadhiye dhulka ayey ku daateen Eyman waxa igu dambeyse marki isago sii cararaya aniga wan daba qayliye markiba wan kufay qof aya gacan isiyay mana aqan inu i garanayo iyo in kale waxana la ii jiiday dhanka musqulaha e dhanka maqayada aniga iyo dhoor naftooda la baxsanayay ayn mar wada galnay gudaha suliga gar ahan mesha faraha lagu dhaqdo dadki naga horeey aya isku so xiray musqusha waa musqul mana haboona in Allah lagu xuso hayeeshe afka ayan ku haye towxiidka iyo adkaaarta waxba ma maqli karin dhawaqa rasaaska awged wana isla hadlaye o waxan laha tolow nolol ma arki dontaa markale? Waxan ka samri la’aa walalkeyga o anan mel ku shegin afkeyga waxn ka bixin waye ayman ayman hoooyadey ayan xasuustay dhimashadena ka dib maxay daremi dontaa? ayman hooyadey madi ayu ku yahay 2 sano ka hor aya wilki kale ay hoyo dhashe nag dhinte walina kama go’in qalbiga hoyo dhimashadi walalkey!!!!

Wana iska samarnay aniga walwalkeygu wuxuu ahaa sida uu noqon dono qoskena dhimashadena kadib!!

Gaar ahan ayman aniga ayaa sabab u aha imatinka gobtaan maxan uso waday maxan uso waday maxaan uso waday? Ayaa qalbigayga ka go’i wayse wayna sii xogeystay xabadihi waxayna xabado afsaar ah ku bilaben dadki iga horeeyay xitaa waxay no adeg saden bamka gacanta lagu tuuro dhiig ayaa nawada qariyay waxan maqlayay dad ashahadana LAAILAHA ILALAAAH waxayna fahmayen in wali qaar nool yihin xabado ayeyna nagu so furayen ila marki dambe laga wada amuse wa mugdi mesha iftinka kaliya an aragno wa xabada la isku wey darsanaye dhulka ayan jiifa dhiig ayana qul qulaye’ kor keyga waxana sarna dad dhawac ah waxana ka quuste nolosha maadama an u qaate walalke in uu dhinte waxa mar qura mel daqad ah naga so iftiniyey cidanka NISA kadibna mel daqada geskeda ah aya nola so jabiye waxay na dhehen cidanka dadka dhawaca iyo gabdhaha hala so hormariyo ayaa lagu cel celiye ALLAH aya mahdleh waxana gacanta iso taage askari indhuhu u xeran yihin o hal gacan ku wada qoray AK o toosh afka ku leh gacan teyda ayuna qabte wuna iso qaaday wana kaso baxay mesha inay wax igaren iyo in kale ayan is hubiye waxbana ima aysan gaarin lkn jirka dhan ayan i xanunay wayo waxan xasusta sidan u kuf kufaye iyo sidi la i dul maray iyo bamki nagula so ture murayadi igu so dul datate
Marka la i shegay in u walalkey noolayahy wan farxay waxana xususty askarigi illah noso diray iskuna so bimeyay meshas halista ah e gacanta iso tagay aydo rasasta ay sida robka u socoto wajigisa ma aqano madama u wajiga u xirna mana aqno sidan ugu mahad celin laha illahba mahadaleh illah ayana oga xaladi an ku jirnay!! Hadii aan ku abal gudi laha wana ka garanayn cidanki badna e mesha jogay aniga aya og gacanta naxarista badan ad iso tagtay waxayna kaga dhigned inad badbadisay walasha!! waxana no hurte naftada waxa kaliye e an awodo manta waa inan iraahdaa (ASKARI NOLOW ABALKAGA ILLAH HA GUDO )
BAD BAADIYANA WAA ILLAHEY