wiilkaan hadii aad Daawatid waad iska ooyi Doontaa ilaa sanad aaway madaxdii qaranka

Ciidamada AMISOM ayaa dhowaan magaalada Muqdisho waxay ku jiidheen wiilyar oo Soomaaliyeed, Isagoona ay lasoo gudboonaatay Xaalad aad u adag, waxaana intaasi kadib u istaagay Ardayda Jaamacadaha muqdisho kuwaasi oo xaaladiisa ku Baxnaaninaya Cisbitaal ku yaala Muqdisho.


Farxaan oo aan la Joogin Labadiisii waalid oo la hadlay Warbaahinta Isagoo Ilmadu ka qubanayso, wuxuu codsi u diray Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh, Raysal wasaaraha Cumar Cabdirashiid iyo Golahayaasha kale ee Dawlada “Waxaan soo Jeedinayaa inay wax ii qabtaan, Anigu Soomaali ayaan ahay, Dadkaasi ADOON weeye, waxay dadka u dilayaan ayay Qabaan, waa dad shisheeye” Ayuu yidhi


HALKAN KA DAAWO VIDEO