Xanuunkan Hadaa ku aragtid xaaskaaga haku nicin -Sirta nolosha

Xanuunkan Hadaa ku aragtid xaaskaaga haku nicin -Sirta nolosha

Rag Fara Badan Ayaa Madax xanuun Ka Qaada Marka ay Xaasaskooda Ku arkaanCudurkaan, Hadaba Aqriste Maaha Cudurka Kii Kaniiniga  loo Qaadanayay, Hayeeshee Cudurkan ayaa ah Mid aan Daawa Loo helayn, Marka laga Reeboinaad uun Ka Dheeraato Meesha ay Joogta Xaaskaaga Si Nafis Ay U Hesho.

Dad Badan oo Idinka Mid ah Ayaa Isweydiinaya Cinwaanka Maqaalkan, ayna Ku Adkaanaysa In Ay si Waafi ah u Fahmaan Ulajeedka iyo Macnaha buuxa ee Ku Dhex
Qarsoon,Balse aan Dabuubta Qoraalka Daaha Ka Rogo:-

Dumarka Laqaba ayaa Marxalada Kala Duwan Mara Inta ay ku Jiraan Nolosha Macaan ee Qoyska, Sida Xili Ay uur Leeyihiin, xili ay Umul Kujiraan, I.W.M.
Tan Ugu Daranse Waxa ay Tahay Xiliga ay Walaca Yihiin oo ah Xiliga ay Dumarka Ugu Go,an qaadashada Adag Yihiin, Maxaa Yeelay Xiligaas Dumarka Qaarba Si Bey wax u jantaan, Qaar Ninkooday Ku Dhahayan Meel Ma aadi Kartid ee ila Joog, Qaar Nacayb Bey u Qaadaan oo Dharkiisa Xataa Waa ay Jeex Jeexaan, Kuwa Kalaasa Jira oo iyaga Go,an Ku qaata inuu Furo Kalarkana (Kuleetiga) Ku dhaga iyaga oo dhahaya Fadlan i Fur Adaan Ifka kuu Necbahay.

Hadaba Haddii ay Dhacda in Xaaskaaga Iyada oo Walac ah in ay Kalarka Kugu Dhagta Kuguna Tiraahda i Fur Adaan Ifka Kuugu Necbehee, haku Raacin Go,ankeeda Sababtoo
ah Xiligaas Dadka Odorosa Arimaha Qoyska Waxa ay Ku Sheegaan in HaweeneydaMaskaxdeeda Caadi Aheyn, loona baahan yahay in la Dajiyo ama Ama Inta Xaalka Iska
Badalayo Si uun Aad Uga Dhuumato.

Daarasadda Ayaa intaasi Sii Raacineysa Marka haweneyda Ay ka Gadubta Xiliga Walaca Haddii La Wadiiyo Su,asha ah Maxaad ku Maagtay Ninkaada?, Jawaab sax Ah Kama
Bixin karto Su,ashan.

Hadaba Ragow Xaasaskiina Marka ay walaca Yihiin Hadii ay idinka Dalbadan Furiin
Go,ankooda Ha Raacina.

Hadaba Aqriste Comment Ka Bixi Fikirka Ku aadan Mow duucan, Hadii aad Hadda Ka Hor aragtay Dhibkan Mid La Mid ahna hal Iyo Laba Tusaaloyin Noo Reeb adiga oon xad
Gudub Sameyneynin.


thumbnail Title: Xanuunkan Hadaa ku aragtid xaaskaaga haku nicin -Sirta nolosha
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-06T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Xanuunkan Hadaa ku aragtid xaaskaaga haku nicin -Sirta nolosha



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at January 06, 2016 and have 0 comments