8 Talaabo Oo Adiga Iyo Xaaskaagu Aad Ku Kordhin Kartaan Kacsiga.Waxa Laga Yaaba Midkiin Inuu Dhanka Kacsiga…

8 Talaabo Oo Adiga Iyo Xaaskaagu Aad Ku Kordhin Kartaan Kacsiga.Waxa Laga Yaaba Midkiin Inuu Dhanka Kacsiga…

8 Talaabo Oo Adiga Iyo Xaaskaagu Aad Ku Kordhin Kartaan Kacsiga.Waxa Laga Yaaba Midkiin Inuu Dhanka Kacsiga…Uu Ka Liito

waa wax iska caadi ah mararka qaa in laga hadli arimahan oo kale waana daruuri si bulshadeenu uga faaideaystaan

haddaba aanu u guda galno 8 nooc ee aanu kor kusoo sheegnay qaabka looga badbaado

1:isku daya adiga iyo xaasku inaad galmada badan joojisaan 

2:usbuuci halmar oo kaliya sameeya ciyaarta sariirta ee macaanka badan

3:jaceylkiina dib u cusboonaysiiya kalsooni badana muujiya insha allah waxkasta wey hagaagi

4:habeenkii iyo subixii jimicsi sameeya labadiina oo wada jir ah

5:isku daya habeenkii in aad hurdo fiican seexataan

6:galabtii guriga iskaga baxo oo meelaha iska soo baashala masxkax degan

7:xaaskaaga markaad ka maqan tahhay usoo dir fariimo jaceyl ah masejka

8:Jooji sigaar cabida!!


thumbnail Title: 8 Talaabo Oo Adiga Iyo Xaaskaagu Aad Ku Kordhin Kartaan Kacsiga.Waxa Laga Yaaba Midkiin Inuu Dhanka Kacsiga…
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-09T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
8 Talaabo Oo Adiga Iyo Xaaskaagu Aad Ku Kordhin Kartaan Kacsiga.Waxa Laga Yaaba Midkiin Inuu Dhanka Kacsiga…



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 09, 2016 and have 0 comments