Baaritaanno ay sameeyeen culimo fara badan oo ku xeel dheer arrimaha caafimaadka gaar ahaan cudurrada dumarka* waxay shaaca ka qaadeen in ugxantu ay ka tagto ugxansidaha 15 maalmood kahor caadada xigta, ama haddaynu si kale u niraahno maalinta 15aad kahor inta uusan imaan dhiigga soo socdaa. Sidaasi bay haddaba ku xaddidi kartaa gabadhu wareegga dhiiggeeda caado, iyada oo taasi ka tixraacaysana ay sii sheegi kartaa goorta ay ugxamayn doonto.
Waxaynu hore usoo sheegnay inay xawadu jirka haweenta ku jiri karto muddo (48) saacadood. Haddaba haweeneyda wareeggeeda caado uu yahay 26 maalmood oo kasta, waxaa la faxli karaa inta u dhexeysa maalinta 9aad ilaa 13aad, iyada oo loo eegayo xisaabtaan:
26 – 26 –
15 = 15 =
__ __
11 – maalinta ugxamaynta 11 + maalinta ugxamaynta
02 = intay nooshahay xawadu 02 = nolosha ugxanta
========?_^^^^^^^^^^!!!!”|||||||||——-fgk______——–
09 maalinta ugu horreysa ee ay 13 maalinta ugu dambeysa eey
faxlisi dhici karto faxlisi dhici karto
Muddada ay suuragal tahay inay faxlisi dhacdo
Waxaa intaa dheer inay suuragal tahay inay ugxantu hor marto ama dib dhacdo laba maalmood, sidaasi bayna dhakhaatiirtu ugu dareen muddadaasi aynu soo sheegnay 2 * 2 = 4 maalmood oo kale oo ka dhigan waqti nabad gelyo.
09 – maalinta sagaalaad 13 #$ maalinta 13aad
02 = muddo nabad gelyo 06 = muddo nabad gelyo
__ __
07 maalinta ugu horreysa 16 maalinta ugu dambeysa
ee ay faxlisi dhici karto ee ay faxlisi dhici karto

Posted by:
Published :2016-02-08T21:30:00+07:00
Arrimaha Qoyska: Goorma ayuu uur imaan karaa…Xiliyada Galmada Ee Uurku….
Posted by February 08, 2016 and have
0
comments
, Published at