Bisad soo jiidatay indhaha Caalamka kadib markii ay ku dhaqaaqday talaabo..Daawo Sawirada”

Bisad soo jiidatay indhaha Caalamka kadib markii ay ku dhaqaaqday talaabo..Daawo Sawirada”

Bisadaani (Mukulaashaani) ayaa soo jiidatay indhaha Caalamka kadib markii ay aqoonsatay ahmiyada Nadaafada iyada oo danaheeda kusoo dhameysata suuliga guriga.

Bisadaani ayaa goorta ay suuliga kusoo xaajooto u guda gasho nadiifinta oogadeeda, waxa ayna suuliga ka baxdaa iyada oo iska nadiifisay wasaqda.

Milkiilaha Bisadaani Don Nuzzo ayaa sheegay in Mukulaashiisa xiliyada qaar ay ka anshax badantahay dadka qaar waxa uuna ku faanay in mar waliba ay ka ag dhowdahay suuliga.






thumbnail Title: Bisad soo jiidatay indhaha Caalamka kadib markii ay ku dhaqaaqday talaabo..Daawo Sawirada”
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-10T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Bisad soo jiidatay indhaha Caalamka kadib markii ay ku dhaqaaqday talaabo..Daawo Sawirada”



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 10, 2016 and have 0 comments