Cumar Cabdirashiid: “Jawaab adag ayaan ka bixineynaa falka Kenya” – Waraysi xiiso badan

Cumar Cabdirashiid: “Jawaab adag ayaan ka bixineynaa falka Kenya” – Waraysi xiiso badan

Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay isaga oo ku sugan dalka Turkiga in doorashadu ay sanadkan dhacayso, isla markaana u dhacayso sidii loo qorsheyey, wuxuu sheegay in uu dhawaan tegayo Puntland ayna kawada hadlayaan doorashooyinka 2016.

Raysalwasaaraha ayaa ka hadley Shirka Istanbul, nidaamka doorasho 2016, maamul u sameynta Shabeelada Dhexe iyo Hiiraan, iyo waxyaabo kale oo badan Hoos ka daawo:


Cumar Cabdirashiid: “Jawaab adag ayaan ka bixineynaa falka Kenya” – Waraysi xiiso badan


Waraysiga waxaa qaabey Weriye: Ibraahim Baafo


thumbnail Title: Cumar Cabdirashiid: “Jawaab adag ayaan ka bixineynaa falka Kenya” – Waraysi xiiso badan
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-25T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Cumar Cabdirashiid: “Jawaab adag ayaan ka bixineynaa falka Kenya” – Waraysi xiiso badan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 25, 2016 and have 0 comments