DAAWO”’ Al Shabaab Oo Si Naxdin badan U Dilay Wiil Sheegtay in uu Qaniis Yahay Muqaal Xaafada Dayniile ee Muqdisho iyo SNTV oo Warbixin………

Kooxda alshabaab ayaa si arxan dari ah ugu dishay suuqa degamada xamarweyne ee magaalada muqdisho wiil dhalinyaro ah kaas oo todobaadkii hore sheegtay in uu yahay qaniis ama laga roone.


hadba sidaad u taqaan falkaan dilka ah ayaa waxaa geestay laba wiil oo ku hubeeysan baastoolado kadibna isga cararay goobtii ay dilka ka geesteen wiilkaan ayaa muuqaalkiisa waxaa maamihii dambe lagu arkayay baraha



HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA




bulshada hadaba hoos ka daawo falkaan wuxuushnimada ah iyo wiilkii oo hadlaya isagoo ku faanaya qaniis nimo.