Daawo Ninkeyga saaxibkiis aya iweydiistay wax Aan macquul Aheen waana dhibaateysanahay

 Daawo Ninkeyga saaxibkiis aya iweydiistay wax Aan macquul Aheen waana dhibaateysanahay



Ninkeyga nin saaxib la ah ayaa aniga i damaaciyay oo jirkeyga iyo nafteydaba damcay waxaana ahay marwo la qabo oo ninkeedana jecel kuna faraxsan.



Ninkaas aniga i damaaciyay iyo ninkeygana waxaa ka dhaxeeya xoolo badan, mana u sheegi karo ninkeyga oo waxaan ka baqayaa in ay is dilaan ama ay xoolaha kala dhaxaan.




DAAWO MUUQAALKA