DAAWO: Somalida ku nool Dalka Jarmalka oo Xaalad Adag Wajahaya..!!

DAAWO: Somalida ku nool Dalka Jarmalka oo Xaalad Adag Wajahaya..!!

Soomaalida Qaxootiga ah ee ku nool dalkaas Jarmalka ayaa waxaa la sheegay inay banaanbax Cabasho ah ay ka sameeyeen dalkaas Jarmalka ka dib markii loo diiday wax sharci ah ama waxbarasho ah in la siiyo islamarkaana aan codsigoodii qaxootinimo waxba laga soo qaadin oo aan jawaab laga siin.


Soomaalidaan oo ku nool magaalada Halberstadt ee ku taala gobolka Saksen-Anhalt ee dalkaas Jarmalka ayaa waxay dibad bax cabasho ah ay ka dhigeen dalkaas Jarmalka, Soomaalidaan ayaa waxay ka cabanayeen Sharci la’aan iyo waxbarasho la’aan ku heysato dalkaas Jarmalka ayaa socod waxay ku soo mareen wadooyinka magaaladaas ayagoona soo gaarey madaxda ugu sareysa ee qaabilsan Qaxootiga Jarmalka islamarkaana u gudbiyey qoraalo ay ku muujinayeen waxa ay ka cabanayeen.



Ugu dambeyntiina iyadoo Soomaalidaas dibadbaxa dhigaysay ay ka cabanayeen xaaladooda nololeed ee dalkaas Jarmalka islamarkaana ay sheegeen inaysan dalkaas Jarmalka ay ku joogaan nolol ah iska nooloow.


Halkaan ka daawo Muuqaalka



thumbnail Title: DAAWO: Somalida ku nool Dalka Jarmalka oo Xaalad Adag Wajahaya..!!
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-09T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO: Somalida ku nool Dalka Jarmalka oo Xaalad Adag Wajahaya..!!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 09, 2016 and have 0 comments