DAAWO:Wiil Jeclaaday Naag La Qabo

DAAWO:Wiil Jeclaaday Naag La Qabo

DAAWO:Wiil Jeclaaday Naag La Qabo ‘Xurma Jacayl iyo Xaqiiq Dhab ah’ Qiso Cajiib ah! hadda iyadoo muuqal ah daawo oo kooban   BUUG CUSUB OO la magac baxay Xurmo Jaceyl iyo Xaqiiq Dhab Ah,
waa qiso dhab ah oo dhexmartay wiil Single ah oo aan Markaasi
Xaas lahayn wuxuuna jeclaaday Marwo ( Naag La Qaba )
Waa Qiso dhab ah – Waxaa Sheekadan
Inooga Dhaceysaa Najma Cumar Cashuur oo Buug
Ka Qortay Qisadan ,

Sheekadaan Waa Qisso Dhab aha – oo Buuga Laga Qoray,
Najma Waa Gabadh Soomaaliyeed – Waa Qoraa Da,ayar,
Dhiirri Gelin bay Ubaahantahay
Qissada Sida aay U Dhacday ayay Usoo Warinaysaa,
Waa Jaceyl dhab ah oo Nin Helay, Ninka Wuxuu Jaceylkan Helay
isagoon Ogeyn Qofta In la qaba iyo Inkale,
Mudda Kadib ayuu Ogaaday ina La qaba ,
inta hore been ayuu u hastay hadalka aay u sheegayso ee ah
in ‘LA QABA’


RIIX HALKAAN KA DAAWO


Walaasheed Nabiiha iyaduna waa qoraa kale oo
boogaag tayo leh soo saartay ..Sheeko Qurux Badan!
Buuga Dhalinta
thumbnail Title: DAAWO:Wiil Jeclaaday Naag La Qabo
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-23T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO:Wiil Jeclaaday Naag La Qabo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 23, 2016 and have 0 comments