Dhacdo Naxtin iyo Murugo leh Gabar Aabaheed si Naxariis daro ah ugu dishay

Dhacdo Naxtin iyo Murugo leh Gabar Aabaheed si Naxariis daro ah ugu dishay

Dhacdo naxdin iyo Murugo leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday Duleedka Degmada kaaraan ee gobolka banaadir  ka dib markii gabar ay halkaas si naxariis daro ah ay ugu dishay aabaheed xilli saqdii dhexe ah oo ay dadku wada hurdeen ka dib markii ay mindi iyo bur ay la dhacday.


Dhacdadaan naxdinta iyo murugada leh oo ka dhacday degmada kaaraan eeWaqooyiga magaalada muqdisho ayaa waxaa la sheegay in gabar dhalinyaro ah ay aababaheed si arxan daro ah ay ugu dishay degmadaas, Gabadhaan iyo aabahaeed oo la sheegay inuu soo kala dhexgalay muran ku saabsan ka dib markii uu aabahu uu ku canaantey kuna eedeeyey gabadhaasi inay joojiso wareega iyadoona gabadhaas oo ka cooretay hadalkaas ay saqdii dhexe ee habeenkii qiyaastii afartii habeenimo ay weerar ku soo qaaday aabaheed iyadoo ku hubeysan mindi iyo bur halkaas oo ayna aabaheed ay ku dishay gabadhaas ka dibna ay goobtaas ay ka baxsatey .


HALKANI KA DAAWO VIDEO



thumbnail Title: Dhacdo Naxtin iyo Murugo leh Gabar Aabaheed si Naxariis daro ah ugu dishay
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-22T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dhacdo Naxtin iyo Murugo leh Gabar Aabaheed si Naxariis daro ah ugu dishay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 22, 2016 and have 0 comments