Faa’idooyinka Guud Ahaan Ee Qudaartu uleedahay Ragga…Waxana ay dib usoo celiyaan awooda galmada ee ninka iyo naagtaba…

Faa’idooyinka Guud Ahaan Ee Qudaartu uleedahay Ragga…Waxana ay dib usoo celiyaan awooda galmada ee ninka iyo naagtaba…

Faa’idooyinka Guud Ahaan Ee Qudaartu uleedahay Ragga…Waxana ay dib usoo celiyaan awooda galmada ee ninka iyo naagtaba…

Cunista miraha aad ayay caafimaadka ugu fiicantahay. Waxa ay leedahay waxtar xaga kobcinta jirka iyo difaaca jirka. Waa muhiim in aad cuntid marwalba si awoooda galmadu kor ay ugu qaado

Waa iskumid hadii aad cuntid miro cusub ama fresh ah, kuwa laqalajiyey ama kuwa laqaboojiyey.  Hadii aan heli Karin miro fresh waxaad marwalba iskudaydaa inaad cabtid cibtaanka miraha lashiiday ama aad cuntid Miraha

Waxaaa marwalba fiican in aad il gaar ah aad u yeelatid sida aad u cunilahayd cunto dheylatiran oo kamid ah Miraha. taasina waxay kuu sahlaysa guskaagi jilcay inuu awood yeesho

Hadaba hadii aad tahay qofka marwalba jecel inuu cuno hilibka waxaa iga waano ah in aad
yareysid cunista hilbaha oo aada kordhisid cunista miraha.

Halkaan waxa kaloo kuxusan todobo faaido ay leedahay Cunista Miraha.

Cunidda Miraha waxa ay yareyaan Cudurada qatarta ah oo kudhaca  wadnaha.
Hadii aad marwalba aad cuntid miraha ama cabtid Cabitaankooda (juice) miraha waxa ay kaa fogeeynayaan cuddurada kudhaco wadnaha. Cuduradaas oo kamid ah sida  Wadna hanuun, Dhiigkar iyo kansar.

Miraha waxaa kaloo kaheli kartaaa nafaqo oo kordhiso adkeeyso difaaca jirkaaga iyo lafaha.
 MirahWaxaa ay kordhinaysaa awooda jirka uu kushaqeeyo sida wadnaha iyo aragtida indhaha,
u   u adkeysashada jirka cuddurada qarkood .
waxay kaloo kaalmeysaa awooda iyo dareemaha galmada.
Waxay jirka  ka difaacdaa cuduraha kudhaca guud ahaan sida cadcadaadka jirka iyo in uu jirka jilco.
Furuutka waxa ay leeyihiin fitamin iyo mineral kuwasoo siiya jirka caafimaad iyo soo jiidasho.
Waxa ay kaalmeynayaan dheefshiidka caloosha.



thumbnail Title: Faa’idooyinka Guud Ahaan Ee Qudaartu uleedahay Ragga…Waxana ay dib usoo celiyaan awooda galmada ee ninka iyo naagtaba…
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-08T20:10:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Faa’idooyinka Guud Ahaan Ee Qudaartu uleedahay Ragga…Waxana ay dib usoo celiyaan awooda galmada ee ninka iyo naagtaba…



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 08, 2016 and have 0 comments