Full Video: Barnaamij dilaaga Wariyaha: Sida loo khaarajiyey dad badan oo caan ah, sarkaal ka tirsan Al-shabab (Daawo)

Full Video: Barnaamij dilaaga Wariyaha: Sida loo khaarajiyey dad badan oo caan ah, sarkaal ka tirsan Al-shabab (Daawo)

Warbaahinta qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan Taleefishinka Qaranka ayaa waxa uu soo diyaariyay barnaamij lagu baarayo dilalkii kala duwanaa ee loo gaystay wariyeyaashii ka howl gali jiray magaalada Muqdisho, kuwaasi oo u shaqayn jiray warbaahinta dowladda iyo warbaahinada kale ee sida gaarka ah loo leeyahay.

Barnaamijkan oo loogu magacdaray “Dilaaga Wariyaha” ayaa waxaa lagu waraysanayaa oo wax ka daadihinaya Horjoogihii Ururka Al Shabaab u qaabilsanaa dilalka wariyeyaasha Xasan Xanafi.


HALKAN KA DAAWO VIDEO




thumbnail Title: Full Video: Barnaamij dilaaga Wariyaha: Sida loo khaarajiyey dad badan oo caan ah, sarkaal ka tirsan Al-shabab (Daawo)
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-07T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Full Video: Barnaamij dilaaga Wariyaha: Sida loo khaarajiyey dad badan oo caan ah, sarkaal ka tirsan Al-shabab (Daawo)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 07, 2016 and have 0 comments