Gaari qaali ah ayuu wataa balse waa Tuug fashilmay Daawo

DADKA QAAR AYAA Waxey aamin sanyihiin ninkii gaari qaali wata ama shaar qurxoon inuu ladan yahay uusan tuuga nimo sameyneyn

maanta arintaa mid ka duwan ayaan idiin heynaaa waa nin gaari qaali wata oo hadana wax xadaayaa

ileen wax xadista dadka uma geeyso baahi lee ee waa hoby kkkkkkkk


hada kadib ha iska ilaalinin nin dhaar foolxun lee wata ee iska ilaali xitaa nin shaar qurxoon kuu soo xertay kkkkkkkk

qeebta hoose ka fiirso hadaba muuqaal kaa yaabin doono kkkkk

GUJI HALKAAN KA FIIRSO