Halkan Ka bar 9 Faa’ido uu leeyahay Canbaha Iyo awooda Galmada Oo uu Kordhiyo

Halkan Ka bar 9 Faa’ido uu leeyahay Canbaha Iyo awooda Galmada Oo uu Kordhiyo…..waxaan ka hadleynaa Geedka la yiraahdo Cambaha

iyo faidada uu u leeyahay qofka .
Miraha Cambaha  dhadhan ahaan iyo midib ahaanba waa miro Qurux badan  qofkii arkana wuu jecleestaa cunitankeda wax yaabaha laga helo waxa ka mid sida
1: in uu  nadiifiyaa dhamaan dhiiga jirka
2:in uu isku dheeli tiro dheecanka beeryaraha kasoo baxa una badalo sokor dabiici ah  dadka sokorta qaba aad ayuu ugu fiicanyahay.
3:araga indha ayuu aad ugu fiicanyahay guska ragga awood ayuu u yeela
4: Dhiig xinjirowga ama( subaga) ama dhiig subugowg
a ayuu aad ugu fiicanyahay

5 wuxu ka hortagaa kansarka ama (cancer)
6:  saxara la’aanta   ayuu u fiicanyahay calosha ayu socodsiyaa ama wu jilciyaa biyaha ragana wuu nadiifiya
7: Difaca jirka ayuu aad u adkeyaa  qeebweyna ka qaataa
8 madax xanuunka oo madax aad u kuluaado  sida qofka oo qandha iyo madax xanuun iyo daal is ku darso   wu u rooyahay,
9: Maqaar jirka ayuu nadiifiyaa