Libaaxyo ka baxsaday xero lagu xannaaneeyo oo cabsi qalqal geliyay Nairobi: Video

Libaaxyo ka baxsaday xero lagu xannaaneeyo oo cabsi qalqal geliyay Nairobi: Video

Booliska magaalada Nairobi ayaa weli ku raad joogo labo libaax oo ka baxsaday xerada lagu xannaaneeyo ee National Park, waxaana dadka ka ag dhow xeradaasi ee magaalada Nairobi lagu amray in ay muujiyaan feejignaan isla markaana ku ekaadaan guryahooda inta laga helayo libaaxyadaasi dad cunka ah.



Booliska ayaa wada howlgal ay ku baadi goobayaan libaaxyadaasi oo loo maleynayo in ay gudaha Nairobi ku sugan yihiin.



Libaaxyadaan ayaa ah Lamaane si dirqi ah ugu baxsaday xerada lagu xannaaneeyo ee National Park ee magaalada Nairobi, waxaana cabsi soo wajahday dadka ka ag dhow xeradaasi.



thumbnail Title: Libaaxyo ka baxsaday xero lagu xannaaneeyo oo cabsi qalqal geliyay Nairobi: Video
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-21T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Libaaxyo ka baxsaday xero lagu xannaaneeyo oo cabsi qalqal geliyay Nairobi: Video



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 21, 2016 and have 0 comments