Maraykanka iyo Britain "oo basaasay" Israa'iil

Maraykanka iyo Britain "oo basaasay" Israa'iil

Maraykanka iyo Britain ayaa la sheegay inay basaaseen hanaanka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil.

Arrintan ayaa u suuragelisay labadani dal inay la socdaan macluumaadka ay diyaaradahaasi u gudbiyaan dowladda Israa'iil.

Warkan waxaa shaaciyay Wargeyska Der Speigel, oo soo xiganayay ninka waayahan baahiya sirta sirdoonka Maraykanka ee Edward Snowden.

Wasiir ka tirsan dowladda Israa’iil ayaa sheegay in arrintan ay tahay mid laga xumaado, balse aysan ahayn wax lala yaabo.


Yuval Steinitz ayaa sheegay in Israa’iil aysan basaasin Maraykanka muddo tobonaan sano ah.


thumbnail Title: Maraykanka iyo Britain "oo basaasay" Israa'iil
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-01T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maraykanka iyo Britain "oo basaasay" Israa'iil



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 01, 2016 and have 0 comments