Markab Dagaal Oo la siiyay Soomaaliya -Muuqaal

dowlada somaliya ayaa waayadaan dowlada badan deeq ula soo gurmadeen 

dowladaha shishiiye badanaa waxey ku caawinaayeen baabuur loogu tala galay ciidamada military ga iyo policeka 

halka qaarna ay ka saacidayeen dhanka hubka iyo gandalahaya

dowladaha shisheeye qaarna waxey ugu deeqeen ciidamada cirka somalida helicoptaro waa weyn

hada dowlada mareykanka ayaa cidamada bada somaliya ugu deeqday maraakiib casri noo ah anaga balse dowlada mareykanka ka noqday xagooda hool gab 


hadaba daawo markabkaan somali loogu deeqay orod badan


GUJI HALKAAN KA FIIRSO MUUQAALKA