Mucjiso: Daawo sawirro laga soo qaaday Gabar yar u dhalatay India oo qof weyn isku bedeshay

Mucjiso: Daawo sawirro laga soo qaaday Gabar yar u dhalatay India oo qof weyn isku bedeshay

Gabadhaani yar ayaa waxaa lagu magacaabaa Anajali Kumari, waxa ayna kasoo jeedaa Degmadda Ranji ee Gobalka Jharkhand ee Bariga dalka Hindiya.

Anajali Kumari oo aad u yar ayaa waxaa sanad jirkeeda lagu sheegay Todobo sano waxa ayna mar qura lasoo baxday xanuun aan la garaneynin waxa uu yahay kaasi oo u muuqaal ekeysiiyay sida qof waayel ah.

Carruurta waxay cuqdad ka qaadeen qaabka ay Bulshadda ula dhaqmaan, waxay dhibsadaan Erayadaha loogu yeero.
Gabadhaani waxa ay sheegtay inay Bushadda Deegaanka ugu yeeraan Erayo ay ka Niyad-jabsan yihiin.


Dhakhaatiirta caafimaadka dalka India ayaa ka quustay daweynta Anajali Kumari, waxa ayna sheegen in cudurkaasi aysan horay u arag islamarkaana aysan aqoon wax ay ku daweeyan.





thumbnail Title: Mucjiso: Daawo sawirro laga soo qaaday Gabar yar u dhalatay India oo qof weyn isku bedeshay
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-06T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Mucjiso: Daawo sawirro laga soo qaaday Gabar yar u dhalatay India oo qof weyn isku bedeshay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 06, 2016 and have 0 comments