Naxdin: Alshabaab oo Gabar yar ku hor Toogtey Hooyadeed iyo Walaalkeed

Naxdin: Alshabaab oo Gabar yar ku hor Toogtey Hooyadeed iyo Walaalkeed

Naxdin: Alshabaab oo Gabar yar ku hor Toogtey Hooyadeed iyo Walaalkeed

QOLADAAN ARXAN DARAANAA NIMANYAHOW WAXEY SAMEYNAAYANA MAHAN WAX LOO DULQADANAAYO 

DHALINYARO YAR YAR AAN AQOON FIICAN U LAHEYN DIINTA AYEY MARIN HABAABIYEEN SI AY AYAGA U RAACAAN KADIB QORI U DHIIBEEN QAARKOODNA BOM INEEY KU XERAAN IS QARXI AYEY LEEYIHIIN OO SHACAB KALE MASAAKIIN AH AYEY ISKU  QARXINAAYAAN.

XASUUSI IN AKHIR ZAMANKA LOO QEEBSAMI DOONO 73 QOLO OO MID WALBA SHEEGANEYSAY INEY AYADA HEYSATO DIINTA SAX DAN AH WAXAANA KA RUN AH HAL QOLO KALIYA INTA KALANA NAARTA AYAA LAGU ARUURINAA OO QOLOOYIN LUNSAN.

MARKA SI AAN LAGUU QALDIN NIN YAHOW AADAN U RAACIN QOLO QALDAN DIINTA SIFIICAN U BARO ABAA

GUji HALKAAN KA FIIRSO ALSHABAAB OO GABAR YAR KU HOR TOOGTAY HOOYADEED IYO WALAALKEED


thumbnail Title: Naxdin: Alshabaab oo Gabar yar ku hor Toogtey Hooyadeed iyo Walaalkeed
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-13T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Naxdin: Alshabaab oo Gabar yar ku hor Toogtey Hooyadeed iyo Walaalkeed



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 13, 2016 and have 0 comments