Noocyada hantida ay ukala baxdo xagga diinta

Noocyada hantida ay ukala baxdo xagga diinta

Maalka wuxuu u kala baxaa  marka loo eego xaaraannimada iyo xalaalnimada afar nooc 

midka koowaad: maal aad xaaraan ku keentay sida ribada iyo beenta iyo tuuganimada iwm. oo marka meel xaaraan aad gelisay sida khamrada iyo macsiyada.

midka labaad: maal xaaraan oo aad ku bixso meel xalaal ah sida maal kaa soo galay shaqo xaaraan ah markaas aad geliso meel xalaal ah sida xaj inaad ku aaddo oo kale ama ilmahaaga aad ku quudiso.

midka seddexaad: maal xalaal ah oo aad geliso meel xaaran sida maal kaa soo galay waddo xalaal ah ama shaqo xalaal ah marka  oo aad geliso meel xaaraan, sida inaad khamri ku cabto ama naag xaaraan ah aad ku fuusho.

midka afaraad: maal xalaal oo aad geliso meel xalaal ah, siddexda hore aan soo sheegnay denbi ayaa laga qaadayaa. waxaa keliga denbi laga qaadaynin midka afraad


thumbnail Title: Noocyada hantida ay ukala baxdo xagga diinta
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-06T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Noocyada hantida ay ukala baxdo xagga diinta



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 06, 2016 and have 0 comments