Sedexdaan Arin Haweenka Madaxa Xanuun Ayay Ku Ridaan Ee Ninyahoow Iska Badal Dabeecadahaas

Sedexdaan Arin Haweenka Madaxa Xanuun Ayay Ku Ridaan Ee Ninyahoow Iska Badal Dabeecadahaas

Xariirka labada lamaane ayaa u baahan in uu noqdo mid isu dheeli tiran kuna tiirsan is caawin labada lamaane ah

Waxaa jira falal uu ninka sameeyo taasi oo qal qal gilineysa isu dheeli tirnaantii sida ay xaaska u aragato taasi oo ugu dambeyn keeni karta qilaafaad

Hadaba dhaqanadaas ayay xayaati.com tilmaameysa in ay si weyn uga careysiiyaan lamaantaada waxaana ka mid ah .

1- Marka Uusan Ninka Fahmeyn Waxa Ay Lamaatiisu Leedahay : waa hubaal haweenka inta badan lama fahmo rabitaanadooda illaa ay toos u yiraahdaan mooyee , sidaas oo ay tahay waxa ay doonayaan in saygeeda noqdo mid awooda in uu aqriyo waxa maankeeda ku meeraya ee ay dooneyso iyadoo aan toos u sheegin

Hadaba ninyahoow ku dadaal in aad fahanto dabeecadda lamaantaada iskuna day in aad kor ka aqriso wajigeeda .

* Ninka Bilaa Hadiyad Ah : ragga qaar ayaa u haysta in kaliya hadiyadda ay timaado marka ay dood dhex marto labada lamaane si ugu yaraan gacalisadooda u qanciyaan balse waxa ay xayaati.com ku leedahay ninyahoow waa qaldan tahay kulammaa aad awooddo gacalisada u keen hadiyad waayo kalgaceylka ayay sii xoojisaa

* Waligaa Lamaantaada Haka Qarin Dareemahaaga : kaliya waxaad ogaataa in haweeneyda jeceshahay in ninkeeda ka qeyb galiyo dhamaan dareemihiisa wax waliba oo ku taagan farxad iyo murago in ay la qaadato ayay diyaar u tahay


thumbnail Title: Sedexdaan Arin Haweenka Madaxa Xanuun Ayay Ku Ridaan Ee Ninyahoow Iska Badal Dabeecadahaas
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-27T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sedexdaan Arin Haweenka Madaxa Xanuun Ayay Ku Ridaan Ee Ninyahoow Iska Badal Dabeecadahaas



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 27, 2016 and have 0 comments