Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Xanuun Dartii Loogu Qaaday Dalka Hindiya

Waxaa Dalka Hindiya ku sugan sheikh maxamed cabdi umal oo arimo caafimaad halkaasi u aaday, Sheikha ayaa la sheegayaa in uu dhawaan qaliin gali doono waxaana lagu soo waramayaa in iminka xaladiisu ay aad u culus tahay .

Alle ha caafiyo sheikh ayaa iminka lagula tacaalayaa dalkaasi hindia gaar ahaana hospital kuyaala magaalada Xayder abaad.

Sheikh ayaa qaliinka lagaga samayd doonaa keli taasi oo ay dhakhaatiirtu sheegeen in ay buro kaga taal beri oo arbaca ah ayaa la sheegay in qaliinka lagu fulin doono hadii Rabi ka raali noqdo.

Wixii warar ah ee ka sookordha xaalada caadimaad ee sheikh Umal waan idinla socodsiin doonaa hadii Allaha awooda leh ogolaado.