Waa Maxay Cudurka Zika?

Waa Maxay Cudurka Zika?

Mas’uuliyiinta caafimaadka ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in kiis la xiriira fayraska ZIKA ee iinta u keena ilmaha ku jira uurka laga helay dalkan Maraykanka.

Fayrsakan ayaa si weyn ugu baahay waddamo ka tirsan qaaradda Koonfurta Ameerika.

Haddaba maxaynu ka naqaanaa cudurkan?, Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa weriyahayaga Nairobi Yaasiin Ciise Wardheere uu ka waraystay Dr. Maxamuud Axmed Faarax “Dr Buule” oo ka hawlgala cisbitaalka Maka ee magaalada Nairobi.

Waa maxay cudurka Zika?


thumbnail Title: Waa Maxay Cudurka Zika?
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-03T23:10:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Waa Maxay Cudurka Zika?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 03, 2016 and have 0 comments