Wariye salaan ka diiday Ra’iisul wasaaraha Sabab yaab leh

Wariye salaan ka diiday Ra’iisul wasaaraha Sabab yaab leh

Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo Magaalada Istanbuul ee waddanka Turkiga uga Qayb-galaya kulan looga hadlayo Xiriirka Ganacsi ee Somalia iyo Turkiga ka dhexeeya; ayaa uga Warramay HOL xayiraaddii maalin ka hor loogu geystay isaga iyo wafdigiisa Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Wareysiga uu RW Sharma’arke siiyay HOL, ayuu ku sheegay in muddo saacado ah uu ku jiray Garoonka Jomo Kenyatta, isagoo intaas ku daray inuu Tallaabo uu kaga Sal-gaarayo sababta uu garoonka Nairobi loo xannibay.

“Sida Warbaahintu ay u qortay warbixinta arrintan ku saabsan oo ahayd in isaga uu ka mid ahaa Xubnaha la Xannibay ay tahay mid been-abuur ah, Waxaanan kala hadlay Saraakiisha Garoonka Jomo Kenyatta in Xildhibaannada la sii daayo oo ay galaan Nairobi, inakstoo ay Dowladda Kenya aniga igu qancisay in marka hore aan ka baxo garaoonka, kaddibna ay sii deyn doonaan xubnaha wafdiga intooda kale,” ayuu RW Somalia u sheegay HOL.



HALKAN KA DAAWO WARAYSIGA:


thumbnail Title: Wariye salaan ka diiday Ra’iisul wasaaraha Sabab yaab leh
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-24T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wariye salaan ka diiday Ra’iisul wasaaraha Sabab yaab leh



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at February 24, 2016 and have 0 comments