Wasiir soomaaliland ah oo ku dhawaaqay labada calan waa isku mid Daawo muuqaalka

Wasiir soomaaliland ah oo ku dhawaaqay labada calan waa isku mid Daawo muuqaalka ADAA yaabi doonee kk

maamul goboleedka soomaaliland ayaa mudo badan u dagaalamaayay inuu noqdo dowlad madax banaan balse caalamka ayaa diidan inuu aqoonsado

maamul goboleedkaan ilaa hada wuxuu aaminsanyahay inuu yahay dowlad caalamka ka mida balse caalamka ma aqoonsana maamulkaan

xita dowlada dariska la ah ma aqoonsano oo waxey u ogolaadeen galiya ineey u qadariyaan maamul dowladeed oo wanaagsan shaqadeedana ku tixgaliyeen

kkkk hadaba waxaa idiin heynaa maanta wasiir somaliland ah oo ku dhawaaqay labada calan waa isku mid daawo muuqaalkaan

GUJI HALKAAN KA FIIRSO MUUQAALKAAN