Wiil Meyd ah oogada jirkiisane ay ka muuqdaan rasaas Barqanimadii maanta lagu arkay magaalada…

Wararka ka imaanaya Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose Ayaa waxaa ay sheega yaan in bartamaha magaaladasi lagu arkay meydka nin dhalinyaro ah.

meydka ayaa Barqadii maanta lagu arkay Xaafad kamid ah magaaladaasi waxaana oo gada jirkiisa ka muuqda dhaawacyo rasaas daran oo lagu shaq shaqay ruuxaasi.

Dad kusugan Magaalada Marka ayaa inoo xaqiijiyey in ruuxan uu gacmaha iyo lugaha ka xiran yahay islamar ahaantaana aysan garaneeyn halka lagu dilay.

mudo 3 maalin ayaa la shegay in la la sanaan qofkan maanta meydkiisa lagu arkay xaafad kamid ah magaalada Marka.

Mudooyinkii u danbeeyay waxaa Magaalada Marka iyo Deegaanada hoos yimaada ka dhacayay dilal aar goosi qabiil iyadoona weli xaalka magaalada uu cago buuran ku taag neen.