4 Meel ka fiiri hadii naag Gogol dhaaf sameynaysa aragtid -MUUQAAL

4 Meel ka fiiri hadii naag Gogol dhaaf sameynaysa aragtid -MUUQAAL

Waxay doonaysa waxa  gacanta ugu jira wax ka badan: Arrinta ugu badan ee gabadhu khiyaamada ula timadaa waa inay hesho waxay gacanta ku hayso wax ka badan oo ay haysato gabadh asxaabteeda ah ama ay jaar yihiin.

Hinaase dartii: Gabadh kasta waxay jeceshay in lamaanaheedu ku kalsoonaado, waxaanay ku kacdaa khiyaamo haddii ay saygeeda amma ninkay jeceshahay ka dareento inuu meelo kale halacsanaayo, iyadoo isku dayda khiyaamooyin badan oo ay ku soo ceshanayso qofkay maanka ku hayso.

Saygeeda amma qof ay jeceshay oo ay ka dareento dayacaad iyo dhayalsi: Gabadh kasta markay dayacaad iyo dhayalsi ka dareento saygeeda amma qofkay doonayso inay nolosha la qaybsato waxay ku kacda khiyaamo badan oo ay ku toosinayso isaga.

HALKAN KA DAAWO FILIM LAGA JILAY:


thumbnail Title: 4 Meel ka fiiri hadii naag Gogol dhaaf sameynaysa aragtid -MUUQAAL
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-19T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
4 Meel ka fiiri hadii naag Gogol dhaaf sameynaysa aragtid -MUUQAAL



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 19, 2016 and have 0 comments