Daawo Dumarka Ugu Cambarka Macaan Waa Kuwa Leh bistoladaha

waxaa la ogaaday dumarka ugu wax
macaan.Raga soomalida ayaa laga raacay
bahalka dumarka oo way suuxaan markay soo
xasuustaan.
Is fahanka galmada ee labada lamaane ayaa ah
as­aaska guurka guuleysta , si loo gaaro
ujeedkaasi waxaa muhiim ah in uu jiro xariir
wanaagsan xiliga galmada iyo in si cad ah la
isugu sheego waxa ay labada lamaane
dareemayaan xiliga cayaarta socoto .
Waxa ayna tani keeneysaa in in labadaba ay
gartaan waxa midka kale raaxo uu ka helayo
isla markaana kaga boganayo illaa uu ka gaaro
heerka gariirka galmada .
Balse waxaa jira haween badan oo dareemaya
xiliga cayaarta naxariista xanbaarsan socoto in
aysan ninkooda kula xariiri karin hadal , inta
badanna xishooda ama ka cabsada in ninkooda
fikir qaldan ka qaato
Ragga ayaa dareema kacsi marka uu si
saraaxad leh u ogaado waxa ay lamaantiisa
dooneyso , waxaana haweeneyda la gudboon in
ay ogaato in ay
xaq u leedahay in ay ninkeeda u sheegto sida iyo habka ay
raaxada ku heli karto si uu ugu sameeyo .
Is fahanka sariirta oo la isu sheegto qofba sida
uu
macaanka galmada ku heli karo ayaa keenta in
labada lamaane dareemaan dharag galmo oo
ay raali isaga