Daawo Sawirada” Faquuqa shacabka Mareykanka oo sabab u noqday in dadka Madowga looga qaxo deegaano badan

Daawo Sawirada” Faquuqa shacabka Mareykanka oo sabab u noqday in dadka Madowga looga qaxo deegaano badan

Deegaano kamid ah gobolka Michigan ee dalkaasi Mareykanka, ayaa waxaa ka barakacay dadkii u dhashay dalkaasi sababo la xiriira dhibaatada dadka madowga ah oo aad u badan.

Deegaanada laga barakacay oo ay kamid tahay Galbeedka magaalada Detroit oo ah magaalada ugu weyn gobolka Michigan, ayaa waxaa ugu wacnaa kadib markii ay ku bateen dadka Madowga oo aan u nugleyn kala danbeynta, waxa ayna taasi soo dadajisay in Cadaankii Gobolkaasi u dhashay ay isaga barakacaan, cabsi laga qabo in dhibaatada ay geysanayaan Madowga sii saa’ido.

Magaalada Detroit, ayaa hada u muuqata deegaan lama dagaan ah oo ay ka baxeen dhir ka dhalatay daryeel la’aanta iyo deegaanka oo noqday meel lama dagaan ah.

Qeybo kamid ah Magaalada Detroit, ayaa waxaa hada ku nool dadyow u badan madow oo aan heysan deegaano kale, kuwaasi oo bilicdii magaalada u bedelay mid Fool xumo badan.









thumbnail Title: Daawo Sawirada” Faquuqa shacabka Mareykanka oo sabab u noqday in dadka Madowga looga qaxo deegaano badan
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-11T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Sawirada” Faquuqa shacabka Mareykanka oo sabab u noqday in dadka Madowga looga qaxo deegaano badan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 11, 2016 and have 0 comments