Daawo Sawirrada: Shimbiro dhoolatus ku sameeyay hawada California

Xili uu Sawirqaadaha caanka ah ee Rob Palmer qaadayay Sawiro, ayaa wuxuu si kedis ah ku arkay Shimbiro farabadan oo dhoolatus ku sameeynaya hawada sare ee magaalada California.

Rob Palmer, ayaan is dhaafin fursadaas qaaliga ah, waxaana uu dhowr Sawir oo cajiib a ka qaaday Shimbiraha dhoolatuska sameeynayay.

Mr Palmer poo 62 jir ah, ayaa deegaan ahaan kasoo jeeda Magaalada Colorado, balse xiliga uu sawirada qaadayay, ayaa howl shaqo waxa uu ku joogay California.