Daawo:Askari Kenyan Ah Oo Ka Badbaaday Weerarkii Alshabaab Oo Ku Laabtay Dalkiisa Oo Isdilay Iyo Walaashii Oo Ka Warantay

Tvga  ktn Kenya ayaa Baahiyay maanta in askari ka tirsanaa ciidamada Kenya ee ka howl galay Soomaaliya uu isku dhex dal dalay gurigiisa oo ku yaala magaalada Busiya eek u taala xadka ay wadaagaan Kenya iyo Uganda. Askarigan is dilay oo magaciisa lagu sheegay Joash Ochieng Magar oo 52 sanno jir ahaa ayaa xubno ehelkiisa ka mid ah waxay warbaahinta dalkaasi u sheegeen inuu qolkiisa isku dhex dilay.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

thumbnail Title: Daawo:Askari Kenyan Ah Oo Ka Badbaaday Weerarkii Alshabaab Oo Ku Laabtay Dalkiisa Oo Isdilay Iyo Walaashii Oo Ka Warantay
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-17T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo:Askari Kenyan Ah Oo Ka Badbaaday Weerarkii Alshabaab Oo Ku Laabtay Dalkiisa Oo Isdilay Iyo Walaashii Oo Ka Warantay

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 17, 2016 and have 0 comments