DAAWO””Naagaha dareenkooda waa sidee Xiliga Caadada ka hor ­ Sir u gaar ah Ragga

DAAWO””Naagaha dareenkooda waa sidee Xiliga Caadada ka hor ­ Sir u gaar ah Ragga

Dumarka intooda badan waxaa
u yimaada dareenk iyo kacsi
xad­dhaaf ah marka ay ka meydhaan caadada
iyo maalmo ka hor xilliga uu ku dhici rabo.
Haweeneyda waxay dareemeysaa baahi xaddhaaf
ah, haddii ay xaas tahay way wanaagsan
tahay, oo baahideeda xal baa loo helayaa,
haddiise aan la qabin waxaa habboon in ay
soonto.
Rasuulka (SCW) wuxuu yiri “kulanka
dhallinyaradooy! kiinii awooda ha guursado,
haddii eydaan awoodinna sooma”, taasi waxay
daliil cad u tahay in baahida xagga galmoodka
ah ee aad dareemeyso marka aadan xaas
aheyn way ku yaraataa soonka.

Ragga waxaa lagula talinayaa in
xaasaskooda ay ka war­qabaan xilliyada
caadada ka hor iyo kaddib oo weydii haddii
baahi ay jirto ama ha weydiinine kasbo, illeen
waa dumar oo wey xishooneysaaye.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


thumbnail Title: DAAWO””Naagaha dareenkooda waa sidee Xiliga Caadada ka hor ­ Sir u gaar ah Ragga
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-17T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO””Naagaha dareenkooda waa sidee Xiliga Caadada ka hor ­ Sir u gaar ah Ragga



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 17, 2016 and have 0 comments