Fiirso Ma xishoode Ifka dhaafiyay dadkii ehel ugu xigay -Daawo

Fiirso Ma xishoode Ifka dhaafiyay dadkii ehel ugu xigay -Daawo

Nin ayaa toogasho ku dilay gabadhiisii iyo lix ilmood oo ay dhashay in tii uusan isaguna is dilin.

Arrintaasi waxay ka dhacday gurigiisa oo ku yaala Bell, sida ay sheegeen booliiska Florida ee dalka Maraykanka.

Caruurta da’doodu waxa ay u dhaxaysaa saddex bilood ilaa toban sano, sida uu sheegay madaxa booliiska ee deegaanka Gilchrist, oo lagu magacaabo Robert Schultz.

Saraakiishu waxa ay ninka falka gaystay ku sheegeen Don Charles Spirit, oo 51 jir ah.

RIIX HALKAAN DAAWO DILAAGA DADKIISA LAAYAY


thumbnail Title: Fiirso Ma xishoode Ifka dhaafiyay dadkii ehel ugu xigay -Daawo
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-05T12:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Fiirso Ma xishoode Ifka dhaafiyay dadkii ehel ugu xigay -Daawo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 05, 2016 and have 0 comments