Gabdhaha Reer Hargaysa Oo la barayo Nin dhaqashada -VIDEO

Gabdhaha Reer Hargaysa Oo la barayo Nin dhaqashada -VIDEO

Goob waxbarasho oo ku cusub saaxada waxbarasho ee Soomaaliya ayaa laga furay magaalada Hargeysa, taasoo u gooni ah haweenka calafdoonka ah ee aan guursan, waxana lagu barayaa arrimaha qoyska, sida aasaaska qosyska, adkeyntiisa iyo sidii uu usii waari lahaa.

Fikrada goobtaan waxbarasho oo ay iska laheyd Naada Yuusuf Cumar, iyadoo sheegtay in fikaradan ay ku dhaladay markii ay aragtay dhibaatada ka dhex taagan qoysaska iyo is qabqabsiga, waxayna tilmaamtay in dugsigaan uu wax badan ka qaban doono dhibaatooyinkaasi ee muranka qoyska iyo burburka nolosha lamaanaha.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKAN:


thumbnail Title: Gabdhaha Reer Hargaysa Oo la barayo Nin dhaqashada -VIDEO
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-12T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabdhaha Reer Hargaysa Oo la barayo Nin dhaqashada -VIDEO



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 12, 2016 and have 0 comments