Gabdho Tuugo Nooc Cusub ah oo lagu arkay Dalka Ingiriiska daawo

Gabdho Tuugo Nooc Cusub ah oo lagu arkay Dalka Ingiriiska daawo

WAA ARIN CAJIIB AH oo hada sifiican looga war haayo dalka ingiriiskaa

waa gabdho tuugo ah oo nooc cusub ku qaraabto oo laga yaabanyahay

waa nuuc qatara oo kamirooyin qarsoon badan lagu duubay balse aan la fahmeyn tuuganiimadooda

bal daawo adigana ee yaab indhahaaga ku arag 

waa yaabnay anaga markaa dawanayee

halkaan ka daawo muuqaalka