In Lamaanaha Is-qaba Midkood Talada Reerka Wadaa Waxey Xoojisaa Xiriirka Qoyska !

In Lamaanaha Is-qaba Midkood Talada Reerka Wadaa Waxey Xoojisaa Xiriirka Qoyska !

Cilmi baarayaal u dhashay dalka Czech Republic ayaa soo saaray daraasad cusub oo qeexeysa in xiriirka lamaanaha is qaba oo midkood talada maamulo uu ka cimri dheeryahay kan labada lamaane kuwada noolyihiin si siman oo dimuquraadiyad ah.

qubaradaan ayaa daraasadda ku sameeyay 340 nin iyo naag isugu jira waxaana taas lagu ogaaday in qoysaska labada lamaane midkood talada hayo ay aad uga badanyihiin qoysaska si isku mid ah u wada nool.

cilmi baarayaashaan ayaa sheegay in reeraha sida kali talisnimada ah mid ka mid ah lamaanaha uu ku maamulo qoyska, ay ka daganaasha badanyihiin kuwa isla maamulo guriga.

waxeyna culimada farta ku godeen hadii labada ruux si wada jir ah reerka u maamulaan in uu badano khilaafaadka iyo muranka inta badan lagu murmo waxyaabo aan sidaa usii buurneyn taas oo keeneysa in reerku sidaas ku burburo.


thumbnail Title: In Lamaanaha Is-qaba Midkood Talada Reerka Wadaa Waxey Xoojisaa Xiriirka Qoyska !
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-19T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
In Lamaanaha Is-qaba Midkood Talada Reerka Wadaa Waxey Xoojisaa Xiriirka Qoyska !



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 19, 2016 and have 0 comments