Lamaane carruur la’aan ah oo ka yaabsaday shucuubta Caalamka (Sawirro)

Lamaane carruur la’aan ah oo ka yaabsaday shucuubta Caalamka (Sawirro)

Dhacdadaani ayaa waxa ay soo jiidatay dad farabadan oo isticmaala Aalada Facebook, kadib markii lamaane lagu kala magacaabo Abby iyo Matt ay Bartooda Facebook kusoo daabaceen iyaga oo Carruur ka dhiganaaya Eey aad u yar.

Lamaanahaani lagu kala magacaabo Abby iyo Matt ayaa dhibsaday Erayo ay kamid yihiin ”Maad Carruur dhashaan, Horay carruur ma isugu dhasheen iyo Erayo kale oo xanuunjin jiray”

Abby iyo Matt ayaa isla noola ama isqabay waqti farabadan waxa ayna dadka ku dhibsadeen Erayadaasi oo qalbi xanuun ku riday.


Lamaanahaani ayaa waxaa hantidooda kamid ahaa Shirkad qaada sawirada waxa ayna doorbideen inay Ubad ka dhigtaan Eeygaasi yar kadib markii ay u maara waayen Erayga dhalmada la xiriira.





thumbnail Title: Lamaane carruur la’aan ah oo ka yaabsaday shucuubta Caalamka (Sawirro)
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-21T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Lamaane carruur la’aan ah oo ka yaabsaday shucuubta Caalamka (Sawirro)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 21, 2016 and have 0 comments