Maamulka Jubbaland oo Soo Bandhigay Maydadka Al Shabaab ee ay Dagaalka ku Dileen (VIDEO)

Maamulka Jubbaland oo Soo Bandhigay Maydadka Al Shabaab ee ay Dagaalka ku Dileen (VIDEO)

Maamulka Jubbaland oo Soo Bandhigay Maydadka Al Shabaab ee ay Dagaalka ku Dileen (VIDEO)

 Weerarkii ay Maleeeshiyada Al-Shabaab habeen hore ku qaadeen Magaalada Afmadow, ayaa waxaa ka dhashay khasaaro dhimashada iyo dhaawaca isugu jira, Waxayna Maleeshiyada Al-Shabaab halkaasi kagag carareen tiradii ugu badnayd ee Meydadkooda ah,tan iyo intii ay bilowdeen Dagaalada Deegaanada Jubbaland.

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa waaxa ay halkaasi kaga tageen maydad lagaga dilay oo gaarayay ilaa 10, waxaana sidaa u xaqiijiye Warbaahinta Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ee ku sugan Degmadda Afmadow, Sarkaalka ayaa sheegey in Weerarkani uu ahaa mid ay Maleeshiyadu ku hongowday oo Dharbaaxo culus kala kulantay Ciidamada Maamulka Jubbaland.



Dhanka ciidamada Jubbaland ayaa waxaa dagaalkaasi kagag geeriyooday ilaa 2 askari, halka dhaawacu uu gaarayo ilaa 3 kale, dhanka dadka shacabka ayay wararku sheegayaan in dagaalkaas ay waxyeelo ka soo gaartay laa kiin ilaa iyo hadda lama xaqiijin Tirada Dhabta ah ee ku waxyeeloobay dagaalkaasi.


thumbnail Title: Maamulka Jubbaland oo Soo Bandhigay Maydadka Al Shabaab ee ay Dagaalka ku Dileen (VIDEO)
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-18T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maamulka Jubbaland oo Soo Bandhigay Maydadka Al Shabaab ee ay Dagaalka ku Dileen (VIDEO)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 18, 2016 and have 0 comments