Maxa keena In naagaha la qabo ay ka kacsi badnaadan Kuwa single-ka ah-VIDEO

Maxa keena In naagaha la qabo ay ka kacsi badnaadan Kuwa single-ka ah-VIDEO

Daraasadda ayaa sheegeysa in 75% haweenkii ka qeybgalay ay isku raaceen in taleefoonnada caaqilka ah (smartphones) ay fara­gelin weyn ku yeesheen jacaylkooda.
Haweenku waxay sheegeen in taknooljiyadu ay yareysay waqtigii ay la qaadan lahaayeen lammaanahooda, waxayna taasi keentay in raga iyo teknooljiyadu ay ku tartamaan kiihanan lahaa dareenka haweenka.

Daraasaddan oo lagu daabacay wargeyska Psychology of Popular Media Culture. Taleefoonnada caaqilka ah waxay ku jiraan kaalintii kumbuyuutarrada, taasina waxaykeentaa in qofku aad ugu


mashquulo inuu akhristo bogagga iyo warbaahinta bulshada sida Facebook iyo Twitter, waxayna arrintaasi sababtay in aad loogu mashquulo.


HOOS KA DAAWO MUUQAAL:




thumbnail Title: Maxa keena In naagaha la qabo ay ka kacsi badnaadan Kuwa single-ka ah-VIDEO
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-16T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maxa keena In naagaha la qabo ay ka kacsi badnaadan Kuwa single-ka ah-VIDEO



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 16, 2016 and have 0 comments