Niiko Ciyaal Qurbo Iyo Qooq

Niiko Ciyaal Qurbo Iyo Qooq waa niiko ciyaal qurbo qooqan dabcaan la ah. 

waa yaabee ciyaalka qurbaaha see u halaaween wxaana ugu sii dartay teknolojigaan casriga ah sida facebook iyo youtube ka ay soo galinaayaan muuqaalo anshax xumo ay iska soo duubeen

waxaan leenahay waalidiinta caruurtiina ilaaliya hadey qooqeena rag halagu daro

ninkii qooqana gabar haloo guuriyo xalka ugu fiican intaas ayuu kujiraa abaa

riix halkaan ka fiirso ciyaal qurbo qooqan