Ninka Dunida ugu gaaban oo sannado badan kadib helay Lamaane uu nolosha la wadaago (Sawirro)

Ninka Dunida ugu gaaban oo sannado badan kadib helay Lamaane uu nolosha la wadaago (Sawirro)

Pramod Kumar, oo ah ninka loo aqoonsaday in uu yahay Ninka dunida ugu gaaban ayaa in ka badan 22 sano baadi goob ugu jiray lamaane uu nolosha la wadaago , waxa uu helay lamaanihii uu nolosha farxadeeda la wadaagi lahaa.

Ninkan oo u dhashay dalka Hindiya oo47-sano jir ah ayaa dhirkiisu waxa uu yahay hal dhu dhun, waxa uuna guursaday haweeney iyana aad u gooban inkastoo isaga ay ka dheer tahay waxaana lagu magacaabaa gabdhaasi Poonam Devi oo 33-sano jir ah.

Lamaanahan gaa gaaban ee nolosha wadaagay ayaa xaflada arooskooda waxaa kasoo qeyb galay dad badan oo ku farxasanaa guurkooda iyo ehelada lamanayaasha is calmaday , waxa uuna guurkan noqday mid soo jiitay Warbaahinta caalamka.



thumbnail Title: Ninka Dunida ugu gaaban oo sannado badan kadib helay Lamaane uu nolosha la wadaago (Sawirro)
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-05T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ninka Dunida ugu gaaban oo sannado badan kadib helay Lamaane uu nolosha la wadaago (Sawirro)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 05, 2016 and have 0 comments