Obama oo dhaliilay Sucuudiga iyo UK

Obama oo dhaliilay Sucuudiga iyo UK

Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa ku tilmaamay qaar ka mid ah xulufada waddankiisa ee Gacanka Beershiya iyo Yurub, in ay ka macaashayaan dadaalo aanay wax lug ah ku lahayn, kuwaasi oo uu sheegay in ay doonayaan in ay Mareykanka ay ku tuuraan colaad aanay dan ugu jirin.

Warbixin lagu daabacay wargeys ayuu Obama waxa uu ku dhaleeceeyay Britain iyo Faransiiska in ay u ogolaadeen Liibiya in ay noqoto meel fowda ah kaddib faragelintii milateri ee dalkaa lagu sameeyay, isagoo tilmaamay in Ra'iisul Wasaaraha Britain, David Cameron ay arrimuhu ka faafeen.

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay Sucuudiga iyo Iiraan in farqiga u dhaxeeya ay ka wada hadlaan.

Haddaba hadalka Obama maxaa loo fasiran karaa? Su'aashaas iyo kuwa kale ayaa weriyaha BBC-da Cabdifitaah Cagayare waxa uu weeydiiyay Dr Ibrahim Faarax Bursaliid.


thumbnail Title: Obama oo dhaliilay Sucuudiga iyo UK
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-11T20:47:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Obama oo dhaliilay Sucuudiga iyo UK



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 11, 2016 and have 0 comments