Sababta kacsiga ka yareeysay haweenkeena

Sababta kacsiga ka yareeysay haweenkeena

Gabdhaha somali aad uma cunaan cuntada, taas oo keenai karta kacsi la'aan iyaga u imaanayso, waxaad arkaysaa 


naagaha soomaaliyeed badankooda waxay ka sheegtaan kacsi yaraan mushkiladaas badankeeda ma aha gudniinka fircooniga ee waxay u noqonaysaa cuna yarida, 


xitaa haddiii ay cunto gabadha soomaaliga ah cunto waxay cunaysaa wax yar, 

waxaad og tahay cuntada dareen inay leedahay