Trump: Safaaradeena Israa’iil waxaan geyn doonnaa Qudus

Trump: Safaaradeena Israa’iil waxaan geyn doonnaa Qudus

Ninka u tartamaya musharraxnimada xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka ayaa sheegay inuu safaaradda Maraykanka ee Israa’iil ka qaadi doono Tel Aviv oo uu geyn doono Qudus.

Trump ayaa la hadlayay ururka ugu saameynta badan kuwa u ololeeya arrimaha Israa’iil ee Maraykanka ee loo yeqaano AIPAC.

Donald Trump ayaa sheegay in siyaasadiisa dibbeda ah ee ugu horeysa ay noqon doonto in uu daaqada ka tuuro heshiiska Nukliyarka ee Iran.

Trump, oo ugu cad cad Musharaxiinta xisbiga Jamhuuriga ayaa sheegay in heshiiskaasi uu halis ku yahay Maraykanka, Israel iyo Bariga Dhexe.


thumbnail Title: Trump: Safaaradeena Israa’iil waxaan geyn doonnaa Qudus
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-22T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Trump: Safaaradeena Israa’iil waxaan geyn doonnaa Qudus



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 22, 2016 and have 0 comments