wasmada xalaasha oo ka dhadhan macaan mida laxado ama macsida

Hubaal waxaa ah Hadalka naxariista iyo sheekada ham hamta (Sheekada Macaan) in ay tahay talaabada ugu horeeysa ee Weerarka Galmada , waxaana la tilmaamay xitaa xaaska mudda dheer la qabo marka sheekada macaan ee xod-xodashada maqasho in ay jiriricooto kadibna si tartiib tartiib ah aad ugu biloowdo Dhuuqmada dhanka Bishimaha faruuryaha.

Dhuuqmada waxaa ugu macaan in labada raaxeysanaya midba mid kale hal bishin ka dhuuqo tusaale in ninka dhuuqo bishinta hoose ee haweeneyda halka iyaduna ay ay si xaaso ay ku dheehantahay ay u dhuuqeyso midda sareeysa.

Waxaa xusid mudan in dhuuqmada ay dhowr nooc kala leedahay waxaana ugu macaan midda sida aayarka la isku daliigo iyadoo la isku xan-xanteeynayo



HALKAAN KA DAAWO  MUQAALKAAN