Wiil Ingariis ah oo Doonayo Inuu Ku Taqasuso Luuqadda Soomaaliga (VIDEO)

Wiil Ingariis ah oo Doonayo Inuu Ku Taqasuso Luuqadda Soomaaliga (VIDEO)

Wiil Cadaan ah oo Degan magaalada London ee dalka Ingariiska ayaa waxa uu sharaxayaa sida uu ku jeclaaday luuqadda Soomaaliga ah ee uu Maqlay makii ugu horeysay ee uu yimid magaalada London.

Wiilkan oo magaciidsa la yiraahdo Sam ayaa waxa uu Sharaxay markii ugu horeysay ee uu arkay dad soomaali ah iyo luuqadii ay ku hadlayeen, ayuu waxa uu markaasi go’aansaday inuu barto luuqaddan ka fajicisay oo uu xitaa ku sheegay luuqada Soomaaliga mid u eg luuqadda looga hadlo Film-ka Star Trek.



Sam ayaa furtay Chanel youtube-ka halkaas oo uu doonayo inuu dadka kubaro luuqadda Soomaaliga iyo xitaa dhaqanka iyo hiddaha Soomaalida.


GUJI HALKAAN KA FIIRSO




thumbnail Title: Wiil Ingariis ah oo Doonayo Inuu Ku Taqasuso Luuqadda Soomaaliga (VIDEO)
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-04T22:36:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wiil Ingariis ah oo Doonayo Inuu Ku Taqasuso Luuqadda Soomaaliga (VIDEO)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 04, 2016 and have 0 comments